Xukuumadda KoonfurAfrika ayaa hakisay oo joojisay bilaaabidda tallaalka shirkadda Oxford-AstraZeneca ka dib markii daraasad la smaeeyay ay muujisay natiijo”niyad jab keentay ” taasi oo ku aadan faraca cusub ee feyrsika Corona.

Koonfur Afrika oo hakisay tallaalka Oxford-AstraZeneca ee Karona
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment