Press "Enter" to skip to content

Kiisaska COVID-19 ee dalka Canada oo hoos u dhacay

Kiisaska maalinleha ah ee COVID-19 ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa lagu soo warramayaa inuu ku yimid hoos u dhac weyn, waxaana arrinkan ay farxad galineysaa dadka reer Ontario oo Soomaaliduna ay qeyb ka yihiin, kuwaas oo dhawaan galaya wajiga labaad ee lagu debcinayo xayiraadaha.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: