Press "Enter" to skip to content

Khubarada hubka Kimikada oo loo ogolaaday in ay booqdaan Douma

Xukuumadda Suuriya ayaa sheegtay in kooxdii ka socotay hay’ada caalamiga ah ee ka hortaga hubka Kimikada ah ay howshooda ka bilaabeen magaalada Douma -oo ah goob la sheegay in weerar Kimiko ah uu ka dhacay.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43804615

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: