Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid warbixinta Guddida Xaqiiqo-raadinta ee Jabuuti, kuwaas oo loo xilsaaray inay soo baaraan tabashada Soomaaliya ee Kenya.

Khilaafka Soomaaliya iyo kenya: ‘Jabuuti waxay dhaawacday walaaltinimadeenna’
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment