Talaado, April, 03, 2018 (HOL)–Inkastoo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Sabtidii aynu soo dhaafnay uu dib u dhigay kulan ay yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka kaddib khilaaf xoog leh oo soo kala dhaxgalay xildhibaannada, haddana dhinaca kale waxaa wali muuqanaya uu jiro khilaaf xoog leh oo u dhaxeeya guddoonka sare ee Baarlamaanka.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta3-155270.htm
Be First to Comment