Press "Enter" to skip to content

Khilaaf ka dhashay qabsoomida kulan maanta la filayay in ay yeeshaan xildhibaannada Golaha Shacabka

Arbaco, April, 11, 2018 (HOL)-Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo la xiriira qabsoomida kulankii maanta loo balansanaa ee Golaha Shacabka, kaddib fariimmo iska soo horjeeda oo xalay loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta11-155358.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: