Press "Enter" to skip to content

Kheyre : Waxaa leysku raacay in deg deg loo gaaro dadka ay Fatahaadu saameysay ee magaalada Beledweyne

Sabti,, April, 28, 2018 (HOL)–Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulan deg deg ah oo ay yeesheen leysku afgartay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu gurmado dadka ay fatahaadu ku dhufatay, gaar ahaan magaalada Beledweyne.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta28-155559.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: