Press "Enter" to skip to content

Khabiirka Sky Sports Guillem Balague Oo Arrin Laga Xumaado Ku Tilmaamay Sida Loo Hadal Hayo Sharafta & Sacab Tunka El-Clasico.

Barcelona ayaa isbuucaan ilaashatay rikoorkeeda guulaha kadib markii ay dhinac iska marisay kooxda Leganes, waxeyna u mahad celinayaan Lionel Messi oo sadexley shabaqa soo taabsiiyay, halka Real Madrid ay gurigeeda barbaro kula gashay Atletico Madrid. Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday ineysan sharaf iyo sacab tun u sameyn doonin Barcelona hadii ka hor kulankooda ay […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/khabiirka-sky-sports-guillem-balague-oo-arrin-laga-xumaado-ku-tilmaamay-sida-loo-hadal-hayo-sharafta-sacab-tunka-el-clasico/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: