Nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa lagu xukumay in ka badan 15 sano oo xabsi ah kaddib markii lagu helay eedeymo ku saabsan in uu faro xumeeyay gabdho aan qaan gaadhin oo ku jiray xarun agoonta lagu xannaaneeyo oo ku taalla dalka Kenya.

Kenya: Su’aalo ka dhashay nin Mareykan ah oo xabsi ku muteystay faraxumeynta gabdho agoomo ah
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment