Press "Enter" to skip to content

Kenya oo is hortaagtay shir uu Nairobi ku qabsan lahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Talaado, April, 24, 2018 (HOL)-Dowladda Kenya ayaa diiday islamarkana is hortaag ku sameysay munaasabad maanta ka dhaci laheyd Nairobi oo lagu waday in uu khudbad ka jeedo Siyaasiga Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta24-155517.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: