Press "Enter" to skip to content

Kalluumeysatada oo soo dhaweeyay heshiiskii gacansiga Soomaaliya iyo Itoobiya

Iskaashatada kalluumeysatada gobolka Banaadir ee Dan-kulmis ayaa soo dhaweeyey heshiiskii ku saabsanaa in kalluunka Soomaaliya loo iib geeyo dalka Itoobiya, iyagoo dhanka kalana soo hadal qaaday in bada lagu la'yahay doomo kaluumeysi iyo raggii la socday kuwaasoo ka ambabaxay xeebaha Muqdisho.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: