Press "Enter" to skip to content

Kadib Kulamadii Isbuucaan Ee Horyaalka La Liga – Sidee Loo Kala Horeeyaa Tartanka Loogu Jiro Abaalmarinta Pichichi Trophy?

Weeraryahanka Barcelona Lionel Messi ayaa talaabo weyn u qaaday hanashada abaalmarinta Pichichi Trophy ee la siiyo gooldhaliyaha ugu sareeya horyaalka La Liga. Xiddiga reer Argentina ayaa sadexley dhaliyay kulankii ay kooxdiisa 4-2 ku dubatay Deportivo La Coruna, markaas oo ay xaqiijiyeen hanashada horyaalkii 25-aad ee La Liga. Messi wuxuu noqday ciyaariyahankii ugu horeeyay ee 10 […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/kadib-kulamadii-isbuucaan-ee-horyaalka-la-liga-sidee-loo-kala-horeeyaa-tartanka-loogu-jiro-abaalmarinta-pichichi-trophy/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: