Press "Enter" to skip to content

Jubbaland oo soo Dhaweysay Warbixintii IGAD

Wasiirada Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray dagaaladdii dhawaan ka dhacay gobolka Gedo, iyagoo dhinaca kalena soo dhaweeyay warbixintii Guddigii IGAD ay ka soo saareen safarkoodii xaqiiqa raadinta.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: