Press "Enter" to skip to content

Jubbaland: Dowladda dhexe ayay ahayd in mar hore ay guddi u saarto arinta Xuduudda

Isniin, Maarso, 26, 2018 (HOL)-Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max’uud Sayid Aadan oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar uu mudooyinkii ugu danbeeyay ugu maqnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka hadlay arrinta muran ka taagan xuduudda Kenya iyo Soomaaliya ee dhanka Baladxaawo.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta26-155180.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: