Khamiis, April, 05, 2018 (HOL)–Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Max’uud Sayid Aadan oo xalay khudbad ka jeediyay munaasbad lagu xusayay 5 sano guuradii kasoo wareegtay aasaaskii Jubbaland ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay baarlamanka dowaldda Soomaaliya.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta5-155299.htm
Be First to Comment