Press "Enter" to skip to content

Jubbaland: Abaaro iyo Biyo La’aan Daran oo ka Jirta Jubbada Hoose

Maamulka Jubbaland ayaa qeeyla dhaan ka soo saaray abaaro iyo biya la'aan laga soo sheegayo deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Biyo la’anta ugu badan ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto deegaannada Diif, Dhoobley iyo deegaannada dhulka xeebta ah ee gobolka Jubbada Hoose.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: