Press "Enter" to skip to content

Jubaland oo mamnuucday in hub lagu dhex qaato magaalada Kismaayo

Maamulka Jubaland ayaa soo saartay awaamiir lagu mamnuucayo hubla lagu dhex qaato magaalada Kismaayo, si loo xaqiijiyo amaanka magaalada oo la filayo dhawaan in lagu qabto doorashada xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamanka Somaliya ee laga doorto Jubaland.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: