Press "Enter" to skip to content

Jubaland oo billowday qaadista canshuurta guryaha iyo dhulka

Maamulka Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ka bilaabay olole lagu sharciyeynayo guryaha iyo dhulka, iyagoo ugu baaqay ganacsatada in ay sameystaan shatiyada goobaha ganacsiga, si loo xaqiijiyo guryaha iyo goobaha ganacsiga ee aan bixin canshuuraha ama aan qaadan shatiyada.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: