Press "Enter" to skip to content

Jérôme Hamon: ‘Ninkii seddexda waji lahaa’

Qofkii ugu horreeyey dunida ee wajiga laga beddelo laba goor ayaa sheegay in uu fiican yahay, seddex bilood ka dib markii lagu sameeyey qalliin taariikhi ah. “Waxaan ahay 43 jir, qofka wajiga ku deeqayna waa 22 jir, sidaa darteed waxaan hadda ahay 22 jir” ayuu ku yiri TV Faransiis ah.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43799511

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: