Press "Enter" to skip to content

Jawaari oo sheegay in la duudsiiyey xuquuqdiisa doorasho

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa sheegay inaysan doorashada Soomaaliya ahayn mid xalaal ah oo daahfuran, sida uu hadalka u dhigay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: