Press "Enter" to skip to content

Jawaari oo markii ugu horeysay xaqiijiyay in uu xilka iska casilay

Isniin, April, 09, 2018 (HOL) – Guddoomiyihii Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u xaqiijiyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay Baarlamaanka kaddib khilaaf ku dhawaad muddo bil ah ka dhax taagnaa Golaha.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta9-155347.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: