Press "Enter" to skip to content

Jawaari oo ka hadlay waxa ku kalifay in uu xilka guddoonka Golaha Shacabka iska casilo

Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) – Is-mariwaa siyaasadeed oo jiitamayay ku dhawaad Bil kaddib ayuu ugu danbeyntii guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari waxaa uu maanta golaha Baarlamaanka ka hor jeediyay khudbadiisii sagootinta, isaga oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxa ku kalifay in uu tallaabadan qaado.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta12-155378.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: