Press "Enter" to skip to content

Jawaari oo dalbaday in 10 cisho gudaheed ah loogu codeeyo Mooshinka laga keenay

Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aqbaley mooshinka laga keenay, isaga oo dalbaday in muddo 10 cisho ah lagu codeeyo.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta18-155083.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: