Press "Enter" to skip to content

Japan oo dalal ay Soomaaliya ka mid tahay ugu deeqday $5.2m

Arbaco, April, 11, 2018 (HOL)–Soomaaliya iyo todoba dal kale ayaa la filayaa in ay ka faa’iideystaan $ 5.2 milyan oo doolar oo ka imanaysa Dowladda Japan si ay u taageeraan mashaariicda ay fulinayso Hay’adda QM ee Horumarinta Warshadaha (UNIDO).

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta11-155363.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: