Press "Enter" to skip to content

Jabuuti oo Somaliland ugu deeqday agabka ka hortagga COVID19

Dawladda Jabuuti ayaa gaarsiisay Somaliland deeq ah agabka lagaga gaashanto cudurka Covid19, kas oo diyaaradii siday ay shalay gaartay  magaalada Hargeysa, iyadoo masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka Somaliland ay soo dhaweeyeen.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: