Press "Enter" to skip to content

Jaamacadda Carabta: Soomaalidu ha wada hadlaan

Ururka Jamacadda Carabta ayaa codkiisa ku biiriyay ururada kale ee caalamiga ah ee ka walaacsan xaaladda siyaasadeed ee Somalia iyo go’aankii muddo-kordhista ahaa ee Aqalka Hoose baarlamaanka Soomaaliya uuu uu sameeyay madaxwewyne Farmaajo

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: