Wadamo badan iyo ururo calami ah oo daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa baaqyo kala duwan ka soo saarey xaalada cakiran ee siyaasada Soomaaliya. Ururka Jaamacada Carabta oo baaqyadaasi kuwoodii ugu danbeeyey soo saarey ayaa sheegey in ay muhiim tahay in hogaamiyayaasha Soomaalida ay wadahadlaan

Jaamacada Carabta oo Wadahadalo ugu Baaqdey Soomaalida
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment