Press "Enter" to skip to content

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Toronto oo xus u sameeyay Injineer Yariisow

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa xus u sameeyay Allah ha u naxariiste Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cusman (Yariiisow) oo ka mid ahaa qurbajoogta Soomaaliyeed ee naftooda ku waayay iyagoo u adeegaya bulshada.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: