Isniin, Maarso, 19, 2018 (HOL)-Jaaliyadda Gobolka Gedo ee magaladda Columbus Ohio ayaa maanta taageero u muujiyay wada hadalada dhinacyada Mandheera iyo Beledxaawo oo dhawaanahan ay xiisado xaduud kala xirashaa u dhaxaysay waxayna wada hadalada xiligan ah ku tilmaameen kuwo lagama maarmaan u ah bulshada labada dhan.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta19-155091.htm
Be First to Comment