Press "Enter" to skip to content

Itoobiya “oo fashilisay weerar lala damacsanaa” safaaradda Imaaraadka

Wakaaladda wararka ee dalka Itoobiya ayaa shaacisay in la xiray 15 qof oo sida ay sheegeen qorsheynayay in ay weeraraan safaaradda Imaaraadka ee magaalada Addis Ababa.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: