Sarkaal Israeli ah ayaa ku gacan seeray oo “wax aan macno laheyn” ku qeexay hadal kasoo baxay wasiirka arrimaha dibedda Iran oo sheegay in Israel ay isku dayeyso inay Mareykanka ku qiyaameyso dagaal uu la galo iran.

Israel oo ka jawaabtay ‘dabin’ la sheegay inay u dhigeyso Trump
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment