Press "Enter" to skip to content

Iska hor-imaad cusub oo xuduudda ku dhexmaray Azerbaijan iyo Armenia

Armenia ayaa sheegtay in mid ka mid ah askarteeda lagu dilay iska hor-imaad dhexmaray ciidankeeda iyo kuwa Azerbaijan Isniintii, ayada oo xiisad ay weli ka taagan xuduudda labada dal.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: