Press "Enter" to skip to content

Isbeddel lama filaan ah oo ku yimid xiisaddii Erdogan iyo Macron

Madaxweynayaasha Turkey iyo France Recep Tayyip Erdogan iyo Emmanuel Macron ayaa warqado ay is-dhaafsadeen ku ogolaaday inay dib u billaabaan wada-hadallo lagu hagaajinayo xiriirka labada dal, waxaa sidaas shaaca ka qaaday diblomaasiga ugu sarreeya Turkey.

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: