Press "Enter" to skip to content

Ingiriiska oo Baroordiiq Qaran u Sameynaya Amiir Philip

Dadweynaha Ingiriiska ayaa u baroordiiqaya Amiir Philip oo ahaa seyga boqorodda Britain Queen Elizabeth, kaas oo jimcihii shalay ahaa geeriyooday, iyadoo dadka loogu baaqay inay guryahooda ku baroordiiqaan oo aysan iskugu soo bixin qasriga boqortooyada.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: