Press "Enter" to skip to content

In ka badan 11 Milyan oo Doollar oo lagu bixin doono dib u dhiska Kismaayo

Talaado, April, 17, 2018 (HOL) -Wafdi ka socday bangiga Adduunka, wasaaradaha qorsheynta iyo howlaha guud ee dowladda Soomaaliya oo shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay kulamo la lahaayeen madaxda Jubbaland, ayadoo kulamadaasi diiradda lagu saarayay mashaariic horumarineed oo laga fulin doono magaalada Kismaayo.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta17-155430.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: