Press "Enter" to skip to content

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare oo bilowday

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay imtixaanka fasalka 4-aad ee dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2020-2021. Imtixaanka ayaa ka bilowday gobolka Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug, iyadoo kumanaan arday ah ay u fariisteen imtixaanka maanta.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: