Imran Khan oo lagu soo oogay dacwado kala duwan, tan iyo markii xilka laga qaaday, ayaa Jimcihii lagu sii daayey dammaanad, ka dib markii ay maxkamadda sare ee Pakistan ay soo farogelisay xadhiga lagula kacay, isla markaana ay sharci-darro ku tilmaantay habka loo maray xadhigiisa.

Imran Khan oo ku baaqay mudaharaado ka dhaca guud ahaan Pakistan
More from DibeddaMore posts in Dibedda »
- Canada oo ku celisay inay dibadda ka keensaneyso xirfadleyaal
- Kooxda Sevilla oo mar kale ku guuleysatay koobka Europa League
- Brazil oo la ciyaari doonta dalal Afrikan ah kulamo ka dhanka ah cunsuriyadda, laguna tageerayo Vinicius Jr
- Sweden oo ku dhow inay noqoto dal ka madax-bannaan cabista sigaarka
- Xiriirka Taliban iyo Shiinaha oo xoogeystay
Comments are closed.