Press "Enter" to skip to content

Imaaraadka oo lacagta ka jaray Falastiiniyiinta kadib heshiiskii Israel

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa jartay lacagtii ay ku maal-gelin jirtay hay’adda QM ee qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta 2020-kii, sanadkaas oo Imaaraadka ay heshiis taariikhi ah oo ay xiriir kula yeesheeen la galeen Israel.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: