Jimco, Maarso, 16, 2018 (HOL) – Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka Reuters dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in ay tababar siiso ciidamada Somaliland, arintan oo qeyb ka ah sida uu sheegay madaxweyne Muuse Biixi heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka sameynayo Berbera.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta16-155049.htm
Be First to Comment