Press "Enter" to skip to content

Imaaraadka “ heshiiska dekedda Berbera waxaan la galnay dowladdii hore ee Soomaaliya

Arbaco, April, 18 , 2018 (HOL)-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Anwar Maxamed Qarqaash ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee kala dhaxeeya Soomaaliya, isagoo soo hadal qaaday in heshiiskii Dekeda Berbera uu ku yimid is faham dhex maray dowladdii hore ee Soomaaliya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta18-155444.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: