Press "Enter" to skip to content

ILEYSKA VOA: Maxaa xiga xukunkii lagu riday askarigii dilay George Floyd?

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa xiga dhammaadkii dacwadda kiiskii dilka George Floyd, oo ahaa nin madow ah oo sanadkii tegay uu dilay sarkaal ka tirsanaa booliska Minneapolis, kaasi oo lagu helay eedihii dilka ee lagu soo oogay. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: