Ciidamada dalka Suuriya ayaa dhulka iyo hawada ka weeraray magaalada bariga dalkaasi ku taala ee Ghouta oo ah ta ugu danbaysa ee ku hadhsan gacanta kooxda mucaaridka, iyagoo halkaasna ku dilay ugu yaraan 40 qof.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4336712.html
Be First to Comment