Ragga waddanka Ingiriiska jooga waxay iminka ka iibsan karaan farmashiyeyaasha qaarkood kiniinka loo qaato la dagaallanka ciniinnimada ee Viagra connect, ayagoo aan sidan warqad dhakhtar uu soo qoray. Haddaba maxay yihiin arrimaha ay tahay in raggu ay ka baaraan degaan inta aysan iibsan kiniinkaa yaryar ee buluugga ah?
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43554716
Be First to Comment