Press "Enter" to skip to content

IGAD oo War ka Soo Saartay Xaaladda Soomaaliya

Urur goboleedka IGAD ayaa Isniintan maanta ah sheegay inuu mar kale ku celinayo qaddarinta uu u hayo madaxbannaanida, xudduudaha dhulka, madax-bannaanida siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya, sidaasina waxaa lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay ururka IGAD.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4316447.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: