Press "Enter" to skip to content

Howlwadeennadii hawada Soomaaliya ka maamuli jiray Nairobi oo Muqdisho loo soo wareejiyay

Arbaco, Maarso, 28, 2018 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa warbaahinta u sheegay in maanta lagu guuleystay in magaalada Muqdisho la keeno shaqaalihii ka howlgali jiray xarunta laga maamulo hawadda Soomaaliya ee magaalada Noirobi.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta28-155207.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: