Press "Enter" to skip to content

Hordhac: Barcelona vs Leganes – Balaugrana Oo Kusii Dhawaan Karta Hanashada La Liga Hadii Ay Guul Hesho Kulanka Caawa.

Barcelona ayaa talaabo u qaadi karta hanashada horyaalka La Liga xilli ciyaareedkana waa hadii ay guul ka hesho Leganes maadaama kulanka uu yahay midkii 31-aad ee laga ciyaaro kulamada horyaalka. Balaugrana sidoo kale waxey isha ku heysaa iney barbareyso rikoorka guud ee guuldaro la’aanta Real Sociedad, waxeyna u baahan tahay iney guuldaro ka badbaado hadii […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/hordhac-barcelona-vs-leganes-balaugrana-oo-kusii-dhawaan-karta-hanashada-la-liga-hadii-ay-guul-hesho-kulanka-caawa/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: