Maxkamad ku taala dalka Fransiiska ayaa sideed sano oo xarig ah ku xukuntay hooyo u dhalatay dalkaasi, kadib markii ay biyaha ku hafisay shan caruur ah markaasi ay dhashay. Haweeneydan ayaa sidoo kale meydka caruurta ku qarisay firinjeer ama qaboojiye.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43526922
Be First to Comment