Press "Enter" to skip to content

Hoos u dhac ku yimid tirada ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u aadi jiray Malaysia

Ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u aadi jirtay dalka Malaysia ayaa aad u yaraaday tan iyo billowgii cudurka dunida aafeeyay ee COVID-19, waxaana dalkaas oo ay ku yaallaan jaamacado badan oo qaata arday Soomaaliyeed hooss dhac ku yimid ardaydii imaan jirtay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: