Press "Enter" to skip to content

Hoobiyeyaal lagu Ganay Dhuusamareeb

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in habeenkii xalay magaalada Hoobiyeyaal lagu weeraray. Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in 4 qof ay ku dhaawacmeen weerarkaas saqdii dhexe ee xalay magaalada lagu qaaday

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: