Press "Enter" to skip to content

Hoggaamiyaha mucaaradka Russia oo caafimaadkiisa laga deyrinayo

Hoggaamiyaha mucaaradka waddanka Russia Alexey Navalny ayaa caafimaadkiisa laga dayrinayaa, waxaana sida ay sheegeen dhaqtiirta la socota warbixinta caafimaadkiisa ay dhici kartaa inuu geeriyoodo haddii aanu helin gar-gaar caafimaad oo deg-deg ah.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: